Chinese Embassy in Somalia

2,715 posts
Opens profile photo
Chinese Embassy in Somalia
@ChineseSomalia
The Embassy of the People's Republic of China in the Federal Republic of Somalia |Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Somalia

Chinese Embassy in Somalia’s posts

Square profile picture
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐗𝐮𝐬𝐤𝐚 𝟔𝟓-𝐆𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐛𝐥𝐨𝐦𝐚𝐚𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 Muqdisho, 16 Diseembar 2025:- Ra’iisul Wasaaraha
Image
Image
Image
Image
H.E. noted that the 4th Plenary Session of the 20th CPC Central Committee has charted the course China will follow: during the 15th Five-Year Plan, it will advance high-quality development & high-standard opening-up, creating more opportunities for Somalia & the world.
Image
Danjire ayaa RW mudane ku booqday xafiiskiisa . RW ayaa ka mahad celiyay deeqda gargaarka beni'aadanimo ee sida degdega aheyd uu Shiinaha ugu deeqay gobolka Awdal, waxa uuna ka hadlay sidii iskaashiga Shiinaha loo ballaarin lahaa.
Quote
Chinese Embassy in Somalia
@ChineseSomalia
H.E. @AmbWangYu paid a call on H.E. PM @HamzaAbdiBarre in @SomaliPM. PM appreciated China's urgent humanitarian aid to the Awdal region and discussed to expand cooperation with China. They agreed to deepen strategic partnership between China and Somalia.
Image
Image
Shiinaha oo ku dhaqma mabaadi’da daacadnimada, natiijooyinka dhabta ah, saaxiibtinimada iyo kalsoonida, ayaa waxa uu mar walba garab taagnaa Soomaaliya si ay uga wada shaqeeyaan wax ka qabashada isbeddelka cimilada iyo masiibooyinka dabiiciga ah.
Quote
Chinese Embassy in Somalia
@ChineseSomalia
Replying to @ChineseSomalia
Guided by the principles of sincerity, real results, amity and good faith, China has always stood side by side with Somalia in addressing climate change and natural disasters.