Mohamed Farmaajo

780 posts
Opens profile photo
Mohamed Farmaajo
@M_Farmaajo
9th President of Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo | Life Member of the Federal Parliament of Somalia.

Mohamed Farmaajo’s posts

International law requires Israel to comply and respect the territorial integrity and sovereignty of Somalia. Recognizing a part of Somalia is a complete breach of this. Somaliland is an integral part of Somalia. Our people are firmly united in the defence of their sovereignty.
MOWQIFKA SIYAASADEED EE MADAXWEYNIHII 9-AAD EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA, MUDANE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO, EE XAALADDA SIYAASADEED, AMNI, DHAQAALE IYO BULSHO EE DALKU KU JIRO
Image
Image
Image
Image
The humanitarian situation in Somalia is serious. I urge all Somalis to unite in delivering relief to five million of our people facing worsening drought. I call on the international community to increase emergency assistance urgently. May Allah bless us with the mercy of rain.
Image
Waxaan kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah caawa wada qaadannay Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, annagoo ka wada hadalnay xaaladda guud ee dalka, ilaalinta dowladnimada, midnimada & maareynta marxaladda kala guurka ah ee dalku ku jiro
Image
Image
Image
Image
Sida ugu adag ayaan u cambaareynaynaa xarigga sharci darrada ah iyo tacadiga lagula kacay Kaamil Cabdi Macow oo ka mid ah dhallinyarada u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dhallinyarada iyo dimuqraadiyadda, kaas oo dhowr maalmood si sharci darro ah ugu xiran magaalada Muqdisho.
Image
Waxaan cambaaraynaynaa xarigga sharci darada ah iyo tacaddiga loo geystay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u istaagay matalaadda iyo difaaca xuquuqda dadka lagu barakiciyey suuqa Siinay ee magaalada Muqdisho
Image
Hambalyo Madaxweynaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali iyo Madaxweyne Kuxigeenka Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil. Hoggaanka la doortay waxaan Eebbe uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo idmaday.
Image
I strongly condemn the illegal detention of Elder Xadoole by the government for challenging misuse of public resources. Freedom of Assembly and Speech are constitutional rights that must not be trampled on. Somali citizens have a right to be heard and protest against injustice.
Image
Hambalyo Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan. Guddoomiyaha cusub waxaan Eebbe uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo doortay.
Image
The looting of public land is a breach of the Somali constitution and national laws. In this joint statement with former Presidents and Abdiqasim Salad Hassan, we warn President Hassan Sheikh to refrain from this and return to the path of the law.
Image
Bulshada birmo-gaydada ah ee maanta ay ciidamada dowladdu ku weerareen degmada Hodon, dadka lagu dhex dilay hoygooda, dhallinyarada, haweenka iyo ilmaha hubka culus loo adeegsaday waa arrin murugo badan oo dhaawacaya kalsoonida shacabka ee dowladda.
Image
Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxa aan ugu hambalyeynayaa munaasabadda 65-guurada ka soo wareegtay maalinta xorriyadda, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed oo ku beegan 1-da Luulyo.
Image
War saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada JFS, kaddib kulankii dhexmaray qaar kamid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh, waxa uu noqon karaa bilow wanaagsan oo loo qaaday dhanka xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagnaa arrimaha masiiriga ah
Image
Congratulations to our people during the beginning of this week of independence celebrations culminating in July 1st independence & unifications day. #Somalia is a place of hope & resilience. Let us commit to working together to build a better future. Soomaalia Ha Noolaato!
Image
I strongly condemn the Iranian aggression against Qatar that took place today. Launching missiles at the peaceful State of Qatar is a violation of international law. It also risks further escalating existing regional and global tensions. Iran must refrain from these illegal acts.
Alle ayaa mahad iska leh in aan wada qeybsanno farxadda iyo hambalyada Ciidda barakaysan ee Ciidul Adxaa, oo astaan u ah isu naxariisashada, ilaalinta danta guud iyo midnimada Muslimiinta. Ciid Wanaagsan.
Image
The hasty steps taken to organize the National Consultative Forum by on June 1, indicate that he is avoiding a serious approach to addressing the ongoing political crisis and resolving the critical issues that have led to the current situation facing the country.
Image
Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay, cidda lagu martiqaaday iyo ajandaha guud ee la tilmaamay, intuba waxa ay muujinayaan in madaxweynuhu uu wali ka leexanayo inuu si dhab ah u wajaho xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta.
Image
Waxaan soo dhaweynayaa muddaynta gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan in wadatashi Qaran laga yeesho arrimaha masiiriga ah ee dalka, kuwaas oo ay ugu horreeyaan doorashada, amniga iyo Dastuurka.
Image